Ilayska VOA: Dhibaatada tahriibka iyo saameyntiisa

Barnaamijkii Ilayska VOA, waxa uu maanta ku saabsan yahay dhibaatada dhallinyarada ay ka marto tahriibka iyo saameynta ay ku reebto waalidkood iyo ehalladooda.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ilayska VOA: Dhibaatada Tahriibka