Ciidamada amniga ee magaalada Muqdisho ayaa qabtay saddex nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-Shabab oo qorshaynayey inay dilal ka gaysteen magaalada.
Raggaas ayaa sida dawladdu sheegtay qirtay shirqoolka ay maleegayeen.
Saddexdan dhallinyaro ayaa la sheegay inay magaalada ka howl-galayeen sanado badan kana fulinayeen dilal qorsheysan oo ka dhan ah shacabka.
Warbixintan waxaa noo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Shabaab dilal fulin jiray oo Muqdisho lagu qabtay