Amisom oo wareejisay kuliyadda Jaalle Siyaad

Amisom

Ciidammada AMISOM ee Midowga Afrika ayaa saaka ku wareejiyay Ciidamada Soomaaliya dhismaha kuuliyaddii ciidamada ee Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Kuliyaddan ayaa in ka badan toban sano saldhig milatari u ahayd ciidamada Amisom.

Dhimshaas ayaa waxaa degenaa ciidamada ka socda dalka Burundi,

waxaana ay ka mid aheyd xarumaha ugu waaweyn ee ay AMISOM ka dageaneyd magaalada Muqdisho.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan nooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Amisom oo wareejisay kuliyadda Jaalle Siyaad