Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ansixiyey wasiirada

Koonfur Galbeed

Baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ansixiyay Wasiirada uu uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

123 Xildhibaan ayaa codka kalsoonida siisay wasiirada cusub, waxaana diiday hal mudane, mana jirin cid ka aamustay codeynta.

Wariyaha VOA-da ee Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosha yaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo ansixiyey wasiirada