Xildhibaan Boqorre oo Muqdisho lagu Dilay

Marxuum Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cusmaan ayaa kooxo hubeysani ku dileen degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, xilli uu booqanayey guri uu isagu leeyahay oo laga dhisayey degmadaas Kaaraan.

Wararkii u dabmeeyey waxaa haya wariyaha VOAda Cabdulqaadir M. Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dilka loo Geystay Xildhibaan Boqorre