Booliska London oo amniga kala shirey dad ay Soomaali ku jiraan

Magaalada London waxaa kulan ku yeeshay booliska London iyo xubno matalayay dadka laga tirada badan-yahay oo ay ka mid yihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Kulankan ayaa salka ku haya sidii la isaga kaashan lahaa ka hor-tagista falal dambiyeedyada ay ku lugta leeyihiin dhalin-yarada, kuwaas oo marar badan middiyo isku dila, dadka magaaladana halis ku keena.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa kulankan ka wareystay Saciid Maxamed Sheekh Xassan oo macalin ka ah Mac-hadka Brookwood Independent College oo ka mid ahaa dadkii kulankaasi ka qeyb galay.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska London iyo Soomaalida oo kulmay