Amniga Mudug oo laga shirey

Maalmihii u dambeeyay deegaano ka mid ah gobolka Mudug waxaa ka dhacayay falal amaan darro oo ay afduubyo ku jireen.

Falalkaasi ayaa ku soo aadaya iyadoo guud ahaan colaaddii gobolka ee dhinacayada Puntland iyo Galmudug horey xal looga gaaray. Waxa jirey kulamo looga hadlayay amniga gobolka.

Wariyaha VOA ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa wareystay guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Puntland Yaasiin Cabdisamad Cumar.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulan amniga Gaalkacyo looga hadlay