Warbixin: Amniga Muqdisho iyo Nawaaxigeeda

Amniga waddooyinka isku-xira magaalada Muqdisho iyo gobollada ku hareeraysan ayaa lagu soo warramayaa inuu sii xumaanayo, taasoo sababtay inay dadka qaarkood ay ku safraan dhinaca badda, si ay u gaaraan magaallooyin ay ka mid yihiin Marka iyo Baraawe. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan amniga Muqdisho iyo hareeraheeda