Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska

WASHINGTON: Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhagaysan doontaan qodobo aad u xiiso badan oo ay ka mid yihiin, Silsiladii Araweelo oo meel xiiso badan maraysa iyo Abwaan Barre Maxamed Fiidow "Leento" oo ka waramaya sida ay ku imaadeen qaar ka mid ah Heesaha uu curiyey iyo kuwa uu laxanka saaray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso Barna Caweyska