Puntland: Golihii Xukuumadda oo la Ansixiyey

Barlamaanka Puntland ayaa maanta ansixiya xukumadda cusub ee Puntland oo dhowaan uu soo magacabay Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni.

Wariyaha VOADa uga soo warama Garowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Magacaabista Xukuumadda Puntland