Muqdisho: 4 Kun oo boolis ah oo loo diyaariyay sugidda ammaanka

Magaalada Muqdisho waxa laga diyaariyay illaa iyo 4 kun oo ciidamo boolis ah, kuwaas oo dhawaan tababar loo soo xirey. Wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtey.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo loo tababarey sugidda ammaanka Muqdisho