Boosaaso: Dad loo soo xirey dilka madaxii P&O ee dekadda Boosaaso

Dekedda Boosaaso

Booliiska maamulka Puntland ayaa sheegay inay rag usoo qab-qabteen dilal loo gaystay ganacsade iyo maareeyihii shirkadda P&O Paul Fermosa ee dhowaan lagu dilay magaalada Boosaaso.

Shir jaraa’id oo qabtay taliyaha booliiska Puntland Jeneraal Muxiyadin Axmed Muuse ayuu ku sheegay inay sidoo kale qabteen boqollaal tahriibayaal ah. Waraysi uu siiyey weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac sidan ayuu u dhacay.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Boosaso oo dad usoo xirey dilkii Fermosa