Biyo Yaraan ka Jirta Deegaanka Kulaal

Wararka ka imanaya deegaanka Kulaal ee gobolka Sool ayaa sheegaya in deegaankaas ay biyo la’aan darani ka jirto. Mas’uuliyiinta deegaanka ayaa sheegay in riiggii ceelbiyoodka deegaanku uu jabay, taasina ay keentay in xoolo deegaanka ku noolaa ay dhintaan.

Dadka deegaanka ayaa diraya qeylo dhaan ku aaddan wax ka qabashada arrintan.

Wariyaha VOAda ee magaalada Laas Caanood ayaa arrintan ka wareystay Cabdiraxmaan Xasan Maxamuud oo ka mid ah dadka deegaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso biyo yaraanta Kulaal