Maamulka Sh/Dhexe oo Ka Deyriyay Ka Bixista AMISOM ee Gobolka

AMISOM Photo / Tobin Jones 1

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa la sheegay in ay ka bixi doonaan deegaanno dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe.

Degmooyinka ay ka bixi doonaan ciidanka Burundi ayaa waxaa ka mid ah Cadale iyo Raage Ceelle ee dhinaca xeebta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Haddaba faah-faahinta ciidamadaasi baxaya iyo walaaca ay qabaan maamulka gobolka ayaa wariyaheenna Harun Macruf oo ka wareystay guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Axmed Meyre Makraan.

Your browser doesn’t support HTML5

dhageyso wareysiga