Columbus Ohio: Soomaali Abaal Marin la Siiyey.

Farhan Jeyte

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka waxa xalay lagu qabtey xaflad abaalmarino lagu gudoonsiinayey shakhsiyaad ka mida Soomalida gobolka Ohio kuwaasi oo horumar ka sameeyey dhinacyo badan.

Munaasabadaas iyo dadka abaalmarinada la siiyey ayey Falastin Ahmed iman ka wareysatey Farhan Jeyte Cali Dhuux oo ka mida qaban qaabiyayaasha.

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGAYSO WARAYSIGA