Muddooyinkii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay falalka dad shacab ah oo ku dhinta gacanta askar ka tirsan ciidamada Soomaaliya.
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay arrintaasi ka hadlay, oo ballan qaaday inay wax ka qabanayaan, sida uu Muqdisho kaga soo waramayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska Soomaaliyeed oo isbaddal ballan qaaday