Saraakiil ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo la dilay

Waxaa maanta degaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay laba korneyl oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaliya.

Labada korneyl, ayaa ayaa kala ahaa korneyl Cabdisalaan Sheekh Aaden oo ahaa abandulaha qaybta 12-ka Abril iyo Korneyl Cabdiraxmaan Jimcaale Muuse oo ahaa madaxa maamulka lacagta Guutada 1-aad.

Dilka saraakiishan iyo kuwo kale oo horey loogu geystay Muqdisho, waxaa warbixintan inooga diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiil ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo la dilay