Deni oo cambaareeyey dilka Paul Anthony

Saciid Deni

Subaxnimadii saaka ayaa nin ku hubaysan Bastoolad wuxuu toogasho ku dilay Maareyihii shirkadda P&O ee dekada Boosaso Paul Anthony Formosa oo u dhashay jasiiradda Malta.

Shirkadda P&O ayaa waxaa leh shrikadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, mudada 30 sano ahna heshiiska kula gashay inay maamusho dekedda magaaladda Boosaaso.

Weerarka magaalada Boosaaso waxaa cambaareeyey madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo cambaareeyey dilka Paul Anthony