Ciidanka iyo Saraakiisha Dagaalka ku Dhinto Xaq ma Helaan?

Qaar ka mid ah eheladda askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku dhintay dagaalada ay dowladdu kula jirto ururka Al-shabab ayaa ka cabanaya in aysan si wanaagsan u helin, xuquuqdi ay ku lahaayeen dowladda.

Waxaana jira sharciga xaqsiinta oo uu horey u meel mariyay Golaha Shacabka, welina horyaala Aqalka Sare ka hor inta aanu madaxweynahu sixiixin.

Wariyeheenna Maxamed Colaad xassan ayaa warbixinta arrintan ku saabsan inoo diyaariyay, halakkan ka soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaqa Ciidanka