G. Wasiirrada K. Galbeed oo la Magacaabay

Lafta-gareen

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa maanta magacaabay 10 ka mid ah golihiisa cusub ee wasiirada.

Golahan waxaa ku jira xubno horey uga tirsanaa wasiiraddii maamulkii hore.

Wariyaha VOAda Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Golaha Xukuumadda K. Galbeed