Galka Baarista: Muran ka taagan Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baaristan waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran ka taagan hay’adda Isgaarsiinta Qaranka. Muranka ayaa ka taagan xubnaha guddiga maamula hay'adda, oo shirkado badan ay diideen, ayaga oo ku doodaya in shirkadda Hormuud ay awood badan ku leedahay guddiga.

Waxaan sidoo kale qeyb ka mid ah barnaamijka uga hadleynaa maamulka domain-ka .SO ee Soomaaliya.

Harauun Macruuf ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista