Deni oo gogol u fidinaya madaxda Soomaalida

Deni

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay inuu dhigo doono gogol ay iskugu imanayaan dhyinacyada Soomaaliya.

Gogoshan ayaa ku kulmi doonaan madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa dhici doonta bartahama bisha Maarso ee soo socota.

Waxa uu sheegay in fikaraddan ay timid kadib kadib kulan ka dhacay magaalada Garoowe toddobaadkan.

Warbixintan waxaa magaalada Garoowe nooga soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo gogol u fidinaya madaxda Soomaalida