Wabiga Shabeelle oo biyo yareeyey iyo cudurro ka dhashey

Webiga Shabelle oo guray

Dadka ku nool gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xanuuno ka dhashay biyaha wabiga Shabeelle oo biyo yareeyey iyo is-bedel ku dhacay biyihi yaraa ee laga helayey.

Dadka beeraleyda ah ayaa iminka muujinaya cabsi xooggan oo ku saabsan in gebi ahaan webiga guro, oo ay waraab u wayaan dalagyadooda.

Warbixin arritan ku saabsan waxa Baladweyne nooga soo diray wariyaha VOA da Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Shabeelle