Garoowe: Hogaamiyeyaasha Soomaalida oo Is-cafis ku Baaqay

Magaalada Garoowe xalay waxaa lagu qabtay Xafladda Caleemasaarka Madaxda Puntland ee dhowaan la doortay. Xafladdan waxaa ka qaybgalay madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana mas’uuliyiinta meesha ka hadashay ay xoojiyeen in la wada shaqeeyo, la isna cafiyo.

Haddaba bulshada rayidka ayaa soo dhaweeyay hadalada siyaasiyinta qaarkood ka jeediyeen magaalada Garawe xalay gaar ahaan kuwa ku baaqayey in la iscafiyo. Weriyahayaga Muqdishu Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Guddoomiyaha Bulshada Rayadka Muxyadiin Shaatax ka waraystay sida uu u arko khudbadahaasi iyo is cafinta la sheegay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Khubadihii Garoowe iyo Falcelinta Bulshada