Garoowe: Deni oo la Caleema-saarayo

Magaalada Garowe waxaa ku sugan Hoggaamiyayaal Soomaali ah oo kala fikir duwan oo ay ka mid yihiin madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynayaashii ka horeeyey, madaxda maamul-goboleedyada iyo siyaasyiin kale, kuwaasi oo dhammaantood ka wada qeybgalaya xafladda lagu caleemo saarayo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Calaama-saarka / Puntland