Shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay duqeyn iyo burburin ay sheegeen in ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ay u gaysteen xarumo ay shirkada lahayd.
Xarumahan ayaa badankood ku yaal gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo ku dhaw xuduuda dalka Kenya.
Arrintan ayaa waxaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday shir ay golaha wasiirada Somalia xalay Muqdisho ku yeesheen.
Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Hormuud oo ka hadashay xarumo laga burburiyey