Warbixin: Sheekh Maxamed Kenyaawi

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa dhawaan Muqdisho ku qabtay kulan dadweyne uu ka jeediyey muxaadiro cinwaankeedu yahay “Cafi Walaalkaa”. Tobannaan kun oo qof ayaa iskugu yimid garoonka si ay u dhagaystaan muxaadardaasi oo ka dhacday Garoonka Banaadir Stadum.

Warbxiintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Sheekh Kenyaawi