Wicitaanka: Cabdullaahi Diiriye (Dhakalow)

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdullaahi Diiriye (Dhakalow), oo ah siyaasi u dhashay dalka Kenya, horayna u ahaa xildhibaan, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka