Al-Shabaab oo caruur ku qafaalatay Bakool

Shabaab

Kooxda Al-Shabab ayaa carruur yar oo u badan arday ka kaxeystay degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool.

Guddoomiyha degmada Xuddur Maxmed Macallin ayaa VOA-da u sheegay in Carruurtan ay kooxdu ka kaxeysatay dugsiyada magaalada iyo xaafadaha.

Caasho Ibraim ayaa Khadka talefoonka ku wareysatay guddoomiye Maxamed Macallin.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo caruur ka qafaalatay Bakool