Qatar oo gaadiid dagaal ku wareejisay dowladda Somalia

Gaadiidka lagu wareejiyey Soomaaliya

Dowladda Qatar ayaa maanta militariga Soomaaliya ku wareejisay 68 gadiidka gaashaaman ee dagaalka ah.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha dekedda Muqdisho ayaa Qatar ay ku wareejisay gaadiidkan taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Qatar oo gaadiid dagaal ku wareejisay dowladda Soomaaliya