Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullahai Deni ayaa maanta xilka si rasmi ah ula wareegay.
Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo isgau xafiiska wareejiyey ayaa ugu baaqay dadka Puntland inay taageeraan madaxweynaha cusub.
Warbixintan waxaa noo soo diray Nuux Muuse Birjbeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Deni oo xilka la wareegay