Hadliye oo ka hadlay xeerka cusub ee Bankiga Dhexe

Hadliye

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wax ka beddel ku sameeyey sharciga dadka mas’uulka ka noqonaya Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Xubnaha Baarlamaanka ayaa oggolaaday in aqoonta, kartidda iyo khibradda ay noqdaan kuwa la eegayo marka ay noqoto qofka mas’uuliyaddaas qabanaya.

Taasi waxay meesha ka saaraysaa in qofka xilka qabanaya uu ku ekaado muwaadin Soomaali ah kelliya.

Haddaba tallaabadan uu qaaday Baarlamaanka Soomaaliya waxaa nala falanqaynaya Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ahaana Wasiirkii hore ee Arirmaha Dibedda Cabdisalaam Hadliye Cumar.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sida uu u arko go’aanka Baarlamaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadliye oo ka hadlay xeerka cusub ee Bankiga Dhexe