Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay muran siyaasadeed la xidhiidha qabashada doorashooyinka iyo guddida doorashada.
Xisbiga Waddani ayaa warmurtiyeed uu maanta soo saaray ku sheegay in ay ku adkaysanayaan in la kala diro guddida doorashada, halka Xisbiga UCID oo warbaahinta la hadlay ay sheegeen in doorashada la gelayo bisha November ee sannadkan, guddida imika joogta ee doorashaduna ay qabanayaan.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Somaliland