Waa kuma madaxweyne Saciid Deni?

Saciid Deni

Saciid Cabdullahi Maxamed oo loo yaqaan Saciid Deni ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland.

Waxa uu beddeli doonaa madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

Hadaba taariikhda madaxweyne Deni oo kooban waxaa inoo haya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa kuma madaxweyne Saciid Deni?