Puntland: Qabashada Araajida oo Xirantay

Waxaa soo xirantay waqtigii loo qabtay in Mushariixinta u tartamaysa hoggaanka maamul goboleedka Puntland ay isku diiwan geliyaan gelinkii dambe ee maanta waxaana hadda xareeyay araajidooda 21 Musharax oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha Puntland iyo 11 Musharax oo u tartamaya Madaxweyne ku xigeeenka.

Warbixintan waxaa noo soo diray Nuux Muuse Birjbeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Doorashada Puntland