C/xakim Maxamed oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Gudoomiyaha Cusub Barlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed

Mudanayaasha cusub ee baarlamanka Maamulka Goboleedka Puntland ayaa maanta gudoomiye u doortay Cabdixakiim Maxamed Axmed.

Gudoomiye Cabdixakim ayaa wareeggii hore ee doorashada helay codad dhan 37, halka murashaxii ku xigay Cabdijamaal Cismaan Maxamed uu helay 15 cod.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Nuux uu kasoo diray Garoowe