Taliyihii Saldhiga Degmada War-dhiigleey oo la Dilay

Dil ka dhacay Muqdisho

Koox hubeysan ayaa saaka ku toogtay magaalada Muqdisho taliyihii saldhigga booliska ee degmada Warta-Nabadda ee horayna loo oran jiray War-dhiigleey ee gobolka Banaadir.

Faahrfaahinta warkan waxaa Muqdishu ka soo diray Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta dilka taliyaha