Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Doodey Miisaaniyadda 2019

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta billaabay ka doodidda ansixinta miisaaniyadda dowladda Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto 2019.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamaanka DFS oo ka doodey miisaaniyadda 2019