Shabaab oo Dad Ka Afduubtay Cadalle, Guriyana Gubay

Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay shalay gubeen guryo ku yaalla tuulada Ceel Muluq oo u dhow degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana ay kaxaysteen dad degaanka deggan.

Al-Shabaab ayaa dadka degaanka ku eedeeyey inay gacan siiyaan maleeshiyada la magac baxday Macawislayda ee iskood isku abaabulay si ay Al-Shabaab ula dagaalamaan.

Axmed Dhagay Xuurshow oo ka mid ah Macawislayda ayuu Haaruun Macruuf uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Shabaab oo guryo gubey afduubteyna odayaal