Sidee wax looga qaban karaa amni-darrada Muqdisho?

Muqdisho

Qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka dhacaa waa kuwo soo noqnoqda. Waxaa inta badan xanuunka la dareemaa maalmaha ay taaganyihiin, gaar ahaan kuwa lagu waayo dad muhiim u ah bulshada.

Waxaana dabcan dhibaataooyinkan ay salka ku hayaan anmi darrida ka jirta magaalada.

Hadaba wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan oo ay ku eegeyso xaaladaha amniga ee Muqdisho iyo sida wax looga qaban karro ka soo dirtay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee wax looga qaban karaa amni-darrada Muqdisho?