Puntland: Musharaxiin walaac muujiyey

Puntland

15 murashax oo ka mid ah murashixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa walaac ka muujinaya qaabka ay hadda u maamuleyso xukumadda Puntland hanaanka doorashada.

Musharaxiintan ayaa ugu baaqay xukuumadda inay ka fogaato wax walba oo xagla daacin kara doorashada.

Doorashada Puntland oo lagu wado inay dhacdo 8-da bisha Janaayo ee soo socota ee sanadka 2019-ka, ayaa waaa u taagan in ka badan 30 murashax.

Murashixiintan oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe, waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland: Musharaxiin walaac muujiyey