Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan qabashadii Mukhtaar Roobow Cali laga soo qabtay magaalada Baydhabo iyo guud ahaa khilaafka u dhexeeya dhinacyada siyaasadda ee Somalia.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka