C/llaahi Axmed Caddow oo ka hadlay xaaladda dalka

Cabdullahi Axmed Caddow oo mar soo noqdey safiirka Soomaaliya ee Mareykanka, mararna soo noqdey musharax madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka waramey khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya. Waxa uu ugu baaqey siyaasiyiinta Soomaalida in ay khilaafaadkooda wadahadal ku xalliyaan.

Jamaal Axmed Cisman ayuu u waramey isagoo ku sugan dalkan Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdullaahi Caddow oo Madaxda DS Baaq u Jeediyay