Muxuu ka dhigan yahay xariga Roobow?

Roobow

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu faafiyay warbaahinta Dowladda ayaa lagu xaqiijiyey in dowladda ay xirtay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur.

Hadaba xariga Abuu Mansuur iyo xiisaddi ka horeysay ee moshinka Madaxweynaha laga keenay maxey salka ku hayaan, maxayna uga dhiganyihiin amaniga Soomaaliya.

Wariyehenna Xuseen Barre Aaden ayaa weydiiyay su’aalahan iyo kuwo kale, Cabdullahi Abuukar Samatar oo ah bare jaamacadeed kana faalooda arrimaha amniga.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu ka dhigan yahay xariga Roobow?