Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Muqdisho

Madaxda dowladda

Xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya ayaa mooshin xil ka qaadis madaxweyne u gudbiyay gudoomiyaha baarlamanka, kaasi oo isna uu ka gufdoomay.

Moshinka ayaa kiciyay xiisad siyaasadeef oo cusub, waxaana magaalada Muqdisho ka dhacay laba banaanbax oo aan sidaa u weyneyn oo midna looga soo horjeedo mooshinka midna lagu taageersan yahay.

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisaddan siyaasadeed waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Muqdisho