Maalinta Musuq-maasuqa Dunida

Maanta Waxaa dunida laga xusayaa Maalinta Musuqa Soomaaliya waxa ay ka midtahay dalalka ugu Musuqa badan. Dowaldda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe sheegeesay in ay la dagaaleeso Musuq Maasuqa waxaana loo xiray Wasiir ku xigeen iyo agaasimayaal Dowladda ka tirsan.

Haddaba eedayntii Musuqa ee dahwaan ay soo jeediyeen guddiga Maaliyadda maxaa ka jira? side ula dagaalameesaa Dowladda? Isla xistaabtanku ma gaarsiinsanyahay Madaxda Sare xafiiks ahanti dhowrkase maka madax banaanyahay xukuumadda - su'aalahaas ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu weydiiyay Hantidhowrka qaranka Soomaalida Maxamed Maxamuud Afgooye.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Maalinta Musuq-maasuqa