Carwo Ganacsi oo laga Furay Hargeysa

Carwo ganacsi oo lagu soo bandhigay waxsoosaarka dalka gudihiisa, ganacsiyada dibedda laga keeno iyo sidoo kale halabuurka ganacsi ee kale ayaa maanta laga furay Hargeysa. Carwadan oo uu furay madaxweynaha Somaliland, ayaa waxa ka qaybgalay ganacsato badan oo waxsoosaar ganacsi soo bandhigay. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa tegay goobta laga furay, waxaanu ka soo direy warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Carwada Somaliland