Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Maraykanka ayaa VOA uga warramay ujeedada safarkooda.

Wasiirka ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay mustaqbalka wadahadalka Somaliland iyo Somalia.

Waraysiga oo dhamaystiran kaga bogo qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Waraysiga wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland