Haweenka iyo Qoyska: Ololaha Q.M ee 16-ka Maalmood

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadaneynaa ololaha sanadlaha ah ee Qaramada Midoobay ee soconaya 16-ka maalmood ee lagaga horjeedo xadgudubyada jinsiga ku salaysan ee caalamka. Ololahan ayaa billowday 25-kii bishan November waxaana uu soconayaa ilaa iyo December 10-keeda. waxaana halku dhegga sanadkan uu yahay Hear Me too (Anigana i maqal).

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska