Nin u dhaqaaqa dadka qaba AIDS-ka oo lagu dilay Muqdisho

Mid ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka qaba xanuunka HIV-AIDS ayaa lagu toogtay galabta magaalada Muqdisho.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdirashiid Sheekh Cabdi Iidle ayaa ahaa madaxa wacyigelinta guddiga ka hortagga xanuunka HIV-AIDS, waxaana lagu weeraray degmada Yaaqshid.

Jamaal Axmed Cusman ayaa dilkan ka waraystay Guddoomiyaha dallada dadka la nool xanuunka HIV-ADIS Sheekh Sayid Abaa Cali Sheekh Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Nin u dhaqaaqa dadka qaba AIDS-ka oo lagu dilay Muqdisho